بسم الله الرحمن الرحيم

Tafsiirka Podcast waa podcast loogu tala galay barashada Tafsiirka
Quraanka.

Waa sharaxaadii Shiikh Abuukar Xasan Maalin.

Waxaa xuquudqa daabacaadda iska leh Sheekhmaalin.com.

WhatsApp: 484-201-5052

Fadlan podcast-kan rating/review ama qiimeyn ku samee, walaalaha kalena gaarsii jiritaankiisa.